Mid ka mid ah jidadka burbursan ee Muqdisho oo dib u dhis lagu sameynayo (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay Wadada Jubada sare oo Xiriirisa inta u dhexeysa Ex-Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino siina marta Suuqa Maanabooliyo. Cumar Filish ayaa sheegay in wadadan la dhagax dhigay dib u dhiskeeda uu muhiim u yahay socodka dadka iyo gaadiidka. … Continue reading Mid ka mid ah jidadka burbursan ee Muqdisho oo dib u dhis lagu sameynayo (Sawirro)